Maxaa ka soo baxay kulankii ay maanta isugu yimaadeen golaha Wasiirada Somalia? (Daawo Sawiro)

Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda, Xaaladda kala guur ee ciidamada AMISOM. Sidoo kalena waxaa lagu ansixiyay Tubta Arrimaha Bulashada iyo xeer Mamnuucya jarista dhirta iyo dhoofinta Dhuxusha, iyada oo warbxino kala … Continue reading Maxaa ka soo baxay kulankii ay maanta isugu yimaadeen golaha Wasiirada Somalia? (Daawo Sawiro)